Ila Qosol: koo doqon ah oo hurdada iska wayay kkkkk

Thursday, June 23, 20110 comments

maalin ayaa waxaa dhacday nin doqon ah ayaa hurdo iska waayay markaasu sxb kiisa utagay, arinta heesta iyo hurda la aanta ayuu u sheegay, sxbkiisa ayaa kula tayiyay hadii aad rabtid in aad dhaqso huridid markii aad sariirta tagtid waxaad sameysaa waxaad tirineysaa 1-500 markaas sifiican ayaad u hurdi doontaa,  ninkii doqonka ayaa arintii sameeyay markii uu maraayo 199 ayee hurdadii qabatay markaas ayuu intuu sariirta kasoo booday ayuu wijiga iska soo dhaqay si uu tiradii usoo dhameeyo kkkk  yaa ku qasbay in uu dhameeyo awalba hurdo raadis uu ahaa kkkkkkkkkkk

Sheekad waxaa leh : Ibra Nor (From Somali Jokes)

markasta kala soco ila qosol: www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks