skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: Nin naagtiisa la joogo hadane isku maleeyo ..... kkkk
Nin iyo naagtiisa ayaa ahaa kuwa balwad leh sida cunista qaadka iyo sigaarka iyo xashiishka, habeen habeenada kamid ah iyagoo iska badiyay xashiishka ayaa albaabka guriga ay dagan yihiin waxaa usoo gargaraacay nin iyaga daris la ahaa, bas naagtii ayaa dhahday alla qofka albaabka soo gargaraacayo waa ninkeyga kkkkk, kii naagta qabay kulahaa intee kaga dhumanaa ninkaaga, naagtiisa ayaa ku tiri isaga war heedhe darbiga ka bood, markaasuu darbiga ka booday kkk cagaha wax kadayay kkkkkW/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
Post a Comment