60% ayaa noqday dadka ragga ka daaha guurka sababo daawasho aan kala harlaheen TV-ga, iyo in uu ka dhigto saaxiib kiisa 1aad TV, halka ragga qaar guurka uu uga dib dhaco arimo dhaqaale iyo sababo iyaga u gaar.
Dadka xiiseeya TV-ga ayaa noqday kuwa aan u arkin guurka wax muhiimad ah, warbixinta ayaa sheegtay in ay adagtay fursada uu ninka ragga ah ku baran karo gabar mar hadii uu waqtigiisa badan ku qaatay qolkiisa dhexdiisa.
Arintaan ayaa noqon karta caqabad ku aadan dadka daawada TV-ga, warbixintaan ayaan muujin in gabdhaha daawada ay sidoo kale qabsan karto dhacdadaan.
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
Post a Comment