Ila Tali: Lacag ayaan ka xaday macalinka schoolka

Thursday, June 30, 20114comments

warqadaan waxay naga soo gaartay wiil magaciisa ku sheegay Xamza, wuxuuna marka hore u mahadnaqay hoolwadeenada webka, hadalkiisa wuxuu ku bilaabay sidatan:

macalinka schoolka wuxuu ahaa macalin xaasid ah wuxuu ahaa mid igu karan, anigane waan la coloobay isaga, maalin ayaan qolkiisa galay waxaan ka xaday lacag armaajada ugu jirtay markaa waxaan sameenayay aad baan u yaraa laakiin hada waan waynaaday waxaan rabaa lacagtii in aan u celiyo qaabkii aan ugu celin lahaa aniga oo iska dhigeen nin wax xaday ma ii sheegi kartiin walaalyaal

W/Q: Daalac Daahir Shoot
Share this article :

+ comments + 4 comments

July 3, 2011 at 3:19 AM

wlaal anigana waxaan kula talin lahaa in aadan u celin maxaa yeelay markaad yareed buu ku dili jiray sidaa daraadeed ha u celin lakin markaan xaga diinta fiirino oo asna macalin kuu ahaa fadlan u celi lacagtiisii adigana ajir iyo xasanaad ala hakaa siiyo walaal celi ok lakin markaad geeneeso qof kala u dhiib hadii kala macalinka adigoo wayn xitaaa waa uu iska kaa ilalinayaaaa kkkkkkkkkkkkk lolz

abdirahman adaani
July 20, 2011 at 4:39 PM

walaal aniga waxaan kuugula talin lahaa in aad u celiso horta maadaama aad garata inaad ba u celiso waba fiicantahay oo hadii aad hada u celisid aad dhahdo macalin lacagtaan aan kaa xaday waalaga wanaagsan yahay aniga ahaan waxaan ku dhihi lahaay lacagta intee eheed waad xasuusataa inaas oo kale u qaad ugeey macalin lacagtaan aan kuu keenay iska dheh adoo iska dhigaayo sidii inaad macalinkaaga usoo garatay lacagta

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks