Duqa magaalada ee diiday mashruuca dhismaha masjidka ayaaa ah musharaxa utaagan magaalada Catalogne 2014 ka. waana nin ka soo jeeda xisbiga wadaaga kaas oo diidan xijaabka, iyadoo hore go'aan looga soo saaray kaas oo lagu mamnuucayo xijaabka sanadkii 2010 taas ugu dambeen la dhaqan galiyay bisha aan hada ku jirno June oo ay soo saartay maxkamada sare ee magaalada Catalogne.
Waxaa magaalada ku siibadanaya naceebka loo qabo dadka muslimin iyadoo ay cadeeyeen rag sarsare oo ka shaqeeya gobolka warshada in ay ka soo horjeedaan in la dhiso masjid meelaha ay iga ka shaqeestaan.
Xigashada warka: http://www.fdesouche.com
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
Aqriso warbixinta oo ah af farnasiis
La mairie de la ville de Lleida, qui fait partie du groupe des quatre capitales de province de la Catalogne du Sud, a refusé ce vendredi la construction d’une grande mosquée. Ce projet, réclamé par une association musulmane, « Watani » (ma patrie), a été décliné au motif d’un dossier technique peu adapté, « autant dans la forme que dans le fond”, et présenté en dehors des délais impartis, selon une déclaration municipale.
Post a Comment