Spain: Banaabax looga soo herjeedo dhismo Masjid

Tuesday, June 28, 20110 comments

Banaabaxaan looga soo horjeedo dhismaha masjidka ayaa ka dhacay deegaanka Leopoldo Alas "Clarín", banaabaxaan oo  ay soo abaabuleen  dadka dagan  deegaanka lagu wado in laga dhisi doono masjidka.

Dadka deegaanka ayaa isku soo baxay maalintii shalay xili uu socday kulamo u dhexeeya hay'adaha iyo ururada bulshada iyo qareenada, dadkaan ayaa ku muujiyay dareenkooda sida ay uga xunyihiin dhismaha lagu wado in laga dhiso masjid deegaankooda.

Banaabaxaan ayaa loogu gol leeyahay sidii loogu qalqal galin lahaa in lagu dhiso masjid meelo kale oo katirsan magaalada sida meelaha ay dadka ku badanyihiin ama deeganada aadka u camiran.

Banaanbaxaan ayaa ka dhacay wadada Leopoldo Alas oo ah halka uu ka socda ama la filayo in laga dhiso masjidka dadka banaabaaxaya ayee markii dambe socdaalkooda ku dheemayay xarunta duqa magaalada.

Dadka deegaanka ayaa bilaabay arintaan ku dhowaad 2 sibuuc kadib markii uu xariir dhexmarayo deegaanka lagu wado dhismaha masjidka iyo deegaamo kale  kadib markii ay ka war heleen in jaaliyada muslimiinta ay furan doonaan masjid.

Xigashada warka: islamhispania.blogspot.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com


www.daalac.com

Aqirso Warka oo Af Spanish ah


Los vecinos de Escritores se manifiestan hoy contra la mezquita


La marcha se iniciará en la calle Leopoldo Alas “Clarín” y llegará al Ayuntamiento


Los vecinos del barrio de Escritores realizarán hoy su primer acto público de protesta contra la instalación de una mezquita en los locales comerciales de una calle de esta zona. Después de tres semanas de movilización vecinal, reuniones con las instituciones y consultas a abogados, los residentes de este barrio se echan a las calles a las 20 horas de este lunes.


El objetivo es trasladar al resto de la ciudadanía su preocupación por la apertura de un templo religioso en uno de los barrios más populosos e interculturales de la capital con una manifestación que partirá desde la calle Leopoldo Alas “Clarín”, donde se pretende ubicar el nuevo templo y concluirá en el Ayuntamiento.


La lucha de estos vecinos se inició hace alrededor de tres semanas, cuando varios propietarios de viviendas en la citada calle iniciaron de forma particular contactos con otros residentes del barrio, así como con las asociaciones de vecinos Antonio Buero Vallejo y La Rambla. Así, informaron de que varios locales comerciales de los inmuebles habían sido adquiridos por la comunidad musulmana para abrir allí una nueva mezquita, ante la falta de espacio en el centro religioso de la calle Miguel de Cervantes.W

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks