Ila Tali: Ninka aan shukaansado (la haasaawo) waa nin shiir badan

Wednesday, June 29, 20118comments

Waraqadaan oo naga soo gaartay dadka sida tooska ugu tixin barnaamijka ila tali, hadalkeedii waxayna ku bilaawday sidatan

Waxaan xiriir la leeyahay wiil, dabeecad ahaan ma xumo, laakiin waa nin shiir badan, markii uu kuu imaanaya waxaa ku qabanayo matag iyo wis wis, waan ka raaheestay, xitaa hadii uu soo qubeesto (is meero) wali wuu shiirayaa, isaga ma is dareemo miyaa ma ogi, laakiin aniga markuu isoo ag fadhiisto wuu ii soo uraa, markastane waxaan ka xigsadaa dhanka hawada, dhoor mar ayaan siiyay barafuumo aad u caraf leh laakiin kama soo baxaan dharkiisa carafta, kulamadii ugu dambeesay waxaan bilaabay in aan fadhiisto meel isaga ka yara duruqsan, markastane wuxuu igu dhahaa walaaleey maxaad iiga yara fogaatay.

Sidee aan ku iraah daa waan ku dhibsaday? ma jirtaa wado kale oo la isku carfiyo? ma isaga ayaa u dhashtay shiirka? waa sidee qofkii dhaha wuu la noolanaya qofkani? ila tali waayo talada dadka aragti badan ayaa kaaga soo baxayo.

Wargalin: dadkii inoo soo diray fariimaha ila taliga ah waxaan war galineena in ay noo soo gudbiyaan magacooda iyo goobta ay joogaan, sidoo kale hadii aad adigane dooneesid ila tali waxaad noogu soo hagaajin kartaa e-mailka : daalac9@hotmail.com
Share this article :

+ comments + 8 comments

June 29, 2011 at 10:33 PM

asc mahacaagu waa mohamed abdulaahi abdirahmaan (MO kaayeelimaa)waxaan kunoolahay dalka Kenya casimadisa Nairobi fikir keega horta waa kala duwanyahay aragtida dadka hadana Runtii walashey waxa qabsaday waa iska jirtaa lkn hadii an anigu isku dayo waa su.aal aad u adag ama loo bahanyahay in sifiican looga fiirsado waxaan leyahay isku day in aad u dulqaadato hadii aad kari weeso isku day in aad runta ushegto ama aad kala tashato asxaabta udhaw asaga wayo qasab majiro waayo waagi RASUULKEENA MOHAMED(C S W ) noolaa ayaa gabar asxaabi ah u imaaday waxeena usheegtay in ay ninkeeda wax ay ku nacday kadib waxaa laweydiiyay waxa ay ku dhibsatay waxeena dhahday maal iyo nin nimo waan kahelaa lkn marka uu lasocda niman waa ninka ugu madow uguna gaaban uguna foosha xun intaas ayan kunacay ayey dhahday kadib ninkii ayaa ladhahay gabadhaan iska fasax wax maher ahna lagaama rabo sidaas ayaana lagu fasaxay marka meesha hadii uu imaado ur ama shiir waxaa ila haboon in la iska fasaxo ninka oo adan kaqaadan wax maher ah ama asiga dhibaayo asc

July 16, 2011 at 12:49 AM

Maxa markow ku gursado uqabey noh wow ficnana kkkk shirka waxa keno iskama iman hadhow wad ogane wadna ka jare mida kale dobnimada kento hadow ku helo asa dhamana

August 12, 2011 at 1:51 PM

Asc walashay maba banaano in ad ag fariisato nin aan ku qabin haddii aad ku aragtay wax ku dhiba wad u sheegi kartaa shukaansiga maahan in la is ag fariisto ama la is gacan qaado walaal ka dhowrso raga aan kuu banaaneyn wcs wr

August 29, 2011 at 3:25 AM

Waa ceenkaa aad usheeg tay al xaaji uraayana ha udhawaan

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks