Video game-ka oo sabab unoqda furiinka raga iyo dumarka

Thursday, June 16, 20115comments

(photo: gettyimages) Dhawaanahan waxaa aad u sii xoogeesanayay furinka ragga iyo dumarka caalamka, sababo badan ayaa loo tirin jiray in uu keeno furiinka iyadoo sababta ugu wayn ay ahaan jirtay in ninka naagtiisa ay ka maseerto, ama uu ninka naag kale la guursado.

video game-ka oo ah aalad la isku madada daalsho inta badan waqtiga lagu lumiyo ayaa qeeb ka noqotay asbaabaha la isku furo, halka dumar badan ay ku an docoodeen in nimankooda eesan ka helin ahmiyad sidaas micno uleh, inta badan waxay sheegan in ay raggooda waqtiga siiyaan dheelista video game taas markii dambe sababta in haweenka dalbadaan furiin.

Daily Mail sida lagu xisay furiinka ka dhaca dalka Ingiriiska ayaa ah sanadkaaan 15%, halka uu ka noqday video game ka 5%, sidoo kale dalka Sacuudiga ayaa noqday wadanka isagane kaalimaha hore kaga jira furiinka.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail:somalimuslimboy@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 5 comments

Sahra
June 16, 2011 at 7:29 AM

nimanka in meel la saaro waaye

Maxmed
June 16, 2011 at 7:29 AM

meesha jaadka waaye camal waaye hahaha

Sahra
June 16, 2011 at 7:42 AM

is fura camal

October 10, 2011 at 4:13 AM

Your post unquestionably the encouragement so that i can investigation much more concerning this area of interest. Need to disclose a person's lucidity extended my best scenery together with I'm going to proper away use an individual's rss feed to maintain to date for any making it reports you could build. You happen to be thanks, we appreciate you employment properly accomplished!

October 25, 2011 at 8:23 PM

Nice weblog appropriate here! following reading, i decide to buy a sleeping bag ASAP

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks