Ila Qosol: Nin Cabsan ayaa gabar gaari jug ku siiyay maxaa dhexmaray kkk

Thursday, June 30, 20110 comments

Nin Cabsan oo iska soo badiyay khamriga iyo xashiishka ayaa wuxuu soo ka xeestay gaari uu isaga lahaa, sidii uu gaariga u wayday ayuu wuxuu dardarsiiyay ama jug ku siiyay gabar wadada mareesay kkkkk, gabadhii aad bay u xanuunsatay, markasee waxay ku tiri ninkii cabsanaa war heedhe miyaadan i arkeen? kii cabsanaaa kulahaa haaa waan ku arkay laakiin ma xasuusto meeshii aan kuu arkay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, nin waalan dhex wax cabsan waligaa war sax maka sugeesid.

Markasta kala Soco ila Qosol kaa qosliya

W/Q: Daalac Daahir Shoot

 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks