wax yaabaha aysan marnaba aamin gabdhaha waxaa ka mid adiga oo ku dhaha waxaa tahay gabadhii iigu horeesay aan shukaansado ama aan jeceyl uqaado marnaba ka daadagto maskaxda gabadha wax yaabahaasi, sidoo kale gabadha kama aaminta wiilasha dhaha aniga wax gabar aan isla socono majirto ama naga dhaxeeya xiiri.
wiilasha ayaa iska dhiga kuwa ku soo jiida ama ku qanciya gabadha balse dhanka gabadha kama dhaadhacaan waxyaabaha uu wiilka soo gudbiyo.
wax yaabaha aysan dumarka aaminin waxaa kamid ah barashadada hore hadii aad ku dhahdo waxaan ahay qof shaqeeya oo shirkad hebel u shaqeeya iyadane kama dhaadhaceeso maskaxda gabadhaha.
gabdhaha ayaa aaminsan ninkasta in uu xiriir la leeyahay gabar kale uusan iyada bas ku ekeen.
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
+ comments + 2 comments
Thanks for the share!
Nancy.R
Digged google 30 mins, findally i get it, thanks!
Post a Comment