Ila Qosol: Dagaalkii ka dhacay xusulka kkkk

Tuesday, June 21, 20110 comments

hada ka hor nin reer muqdisho ah ayaa wuxuu soo degay hargeysa in badan ayuuna ku noolaay hargeysa maalin maalmaha ka mid ah ayaa wuxuu idaacada ka maqlay dagaal culus in uu ka dhacay JILIB kii reer muqdishaha ahaa ayaa wuxuu u soo orday mid ey saaxiibo ahaayeen oo heer hargeysa ah markaas ayuu wuxuu ku dhahay saxib ma maqashay maanta in uu dagaal culus ka dhacay jiliB kii reer hargeysa ahay weligiisa ma uusan maqlin jilib wuxuuna u maleynaayay in uu ku ciyaarayo saxibkiisa markaas ayuu isagane dhahay waxaa ka daarnaay kaas kii ka dhacay xusul kkkkkkkk

Sheekada waxaa leh: Abdikamil Farhan (From Somali Jokes Group)

markasta kala soco ila qosolka www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks