Ila Qosol: please type anykey to continue kkkkkkkkkk

Thursday, June 30, 20110 comments

Mid ayaa wuxuu ku jiray barashada Computer ka, maalin isaga oo shiday Computer kiisa ayaa waxaa usoo baxday qoraal ah please type anykey to continue, kii marka keyboard wuxuu ku raadiyay anykey siduu u raadinayay wuu ka waayay kulahaa Enter waan arkaa Shift waan arkaa Backspace waan arkaa asdafghjkl waan arkaa laakiin Anykey maba iigu yaalo maxaa talo ah aan sameeyaa kkkkkkkkk asi iyo wareer maxaa kala heesto kkkkkkkkkkkk waligaa raadi Anykey

W/Q: Daalac Daahir Shoot


E-mail: daalac9@hotmail.com


www.daalac.com


 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks