Ilia Qosol: Ninkaan iyo Naagtiisa Maxaa kala heesto loolz

Saturday, June 25, 20114comments

Xarfaan Meeshaan is Adkees iyo Is Dabaalis Waa Ladhameeyay...Naagtiisa Ayaa Agtiisa Jiiftay Waxay Kudhahday xabiibii Dhaxan Ayaa Ihayso Bustahaada Hugso Kulaha Gacaliye Wali Dhaxan Dareemooyaa Nooh Kulaha Bustaheygana Kudarso Qofti Ciil Hadana Wali Waa La Ihaayaa Cml Maku Lahanoo Saxibkaa Dharka Guriga Yaala Dhan Gasho Oo Naga Seexo Kulahaa kkkk ...Uultimo Inay Wax Ufasirto Isku Dayday Kulaha Qofti Hooyadey Markaan Lajiifan Jiray Dhaxan Hadey Iqabato Hoosta ,Boga Iyo Beerka Aa La Igalin Jiray Ee Wax Fahan Kulaha Hada Ma Waxa Rabtaa Inaan Hooyadaa Uwoco Dhaxdeena Seexiyo Si Ay Hoosta Kuu Galiso kkkkkkkkkkkkk Ar Kan Adkeeska Intees Kuso Bartine lolz

Sheekada Waxaa Leh: Dahir Ahmed Abdi (From Somali Jokes Group)

Markasta kala Soco Ila qosolka: www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 4 comments

June 27, 2011 at 10:14 PM

kkkkkkk wax mafahmaayo wlh waa maskiin kkkkkkkkkkkk dadku isku mid maahan yah

June 27, 2011 at 10:14 PM

kkkkkkk wax mafahmaayo wlh waa maskiin kkkkkkkkkkkk dadku isku mid maahan yah

daalac
June 27, 2011 at 11:07 PM

thanks bro

daalac
June 27, 2011 at 11:07 PM

thanks bro

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks