Ehelka aan ka soo jeedo ayaa iigula taliyeen in aan guursado wiil, waxayna igu dhaheen in aad noqon doonto guurka kadib qof dagan dadka dhan hishiish la ah, waxayna igu dhiiri galiyeen in uu guurka ii keeni doono isbadal iyo xishood iyo in aan dareemi doono mas'uuliyad isaaran.
Sidee u aragtaa arigtida waalikeyga? miyaan ku raacaa? miyaan diidaa? ma jiraan guur wax aan aheen oo dabcigeego ku badalo? qof kasta oo aqriya waxaan ka codsan lahaa in uu fikir igu biiriyo. asc
Fadlan: qofkasta inoo soo diraya talada hadii uu awooda magaciisa iyo meesha uu ku suganyahay hanoo soo gudbiyo
W/Q: Dalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
Post a Comment