Gabdhaha markasta labis qurxoon ku taagan oo noqday kuwa wiilasha soo jiita

Friday, June 24, 20117comments

Nadaafada waa shey muhiim ah, waa bilicda nolosha, waa caafimaadka jirka, waana qeeb kamid ah iimaanka, gabdhaha markasta ku labisan dhar qurxoon kana muuqato nadaafad ayaa la sheegay in ragga saa'id u xiiseeyaan, gabarba gabadha ay ka labis qurxoontahay kana waji dhalaal badan tahay ayaa ah mid sii sara qaada damaca loo qabo iyada, sida la sheegay xiisaha loo qabo kaliya ma ahan labiskeeda laakiin waa qof nolosheeda ku bees dhigtay nadaafada, ragga ayaa ku xushta gabdhahaan in ay tahay gabar nadaafada jecel.

Inkastoo ay jiraan gabdho is naanaasha ama is qurxiya xiliyada ay jiraan xafladaha ama munaasabadaha hadane nimanka wax damca kuma qiimeeyaan aragtidaas halka mar ah.

Warbixintaan ayaa daaqada ka saareeso gabdhaha aan kala daadsan aan is qurxin in dadka damca aad u yaryihiin, waana kuwa inta badan la kulma furiin kadib markii ay ka adkaan wayday nadaafadda jirka iyo mida guriga.

Waxaa la gudboon gabdhaha in ay markasta ilaaliyeen hab soo jiidashadooda iyo qaabka la macaamilka bulshada iyo dabciga wanaagsan, labiska kaliya wuu soo jiitaa ragga dabeecaduna waxay isku heesaa xirirka labada qof waana laga maarmaan in qofka kasta uu la haado dabci wacan.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 7 comments

June 27, 2011 at 11:01 AM

A.s.c sxb daalac . ... Laakiin mamooktahay ineey jiraan gebdho is taaktaak badan misana is qurxiya isla markaasna ah areewo oo eey ku dadaalaan nadaafada jirkooda laakiin jirkooda halaha kamuuqanaayo oo kaliya sida wajiga oo kale gacmaha qoorta laakiin hadaad arakti jirkooda inta kale caadi maahan ,,,,SXB daalac weey buuxaan dumar maanta isku sameeyaan MAKE UP isla markaasna ah areewo ...
Aniga igama aha waxaad sheektay waa qalad laakiin saana weey jirtaa cml walaal daalac hadana wabilaahi towfiiq

June 28, 2011 at 12:45 PM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!!KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK!KKKKKKKK!KKKKKKK!!KK!!K!KK!

June 28, 2011 at 12:45 PM

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!!KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK!KKKKKKKK!KKKKKKK!!KK!!K!KK!

March 31, 2016 at 2:57 AM

kkkk waa sax

March 31, 2016 at 2:57 AM

kkkk waa sax

March 31, 2016 at 2:58 AM

kk sax waaye

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks