Ila Qosol: Nin Maseer Badan kkkkkk

Monday, June 27, 20112comments

Nin ayaa markii naagtiisa foolaneysay u qaaday guriga umulisada, hore waxa usii raacay asxaabtiisa, wiil baa loo dhalay, naagtii umulisada ayaa dhahday waxaa loo baahan yahay aadaan (qof ku adimo wiilka) ninkii wuuu uqaatay "aadaanka" nin Aadan layiraadho in ay naagta umulisada u waceeso, kii naagta qabay kulahaa umuliso naagta Aadan ma ila qabo see wa ku wadaaa, markii ay foolaneysay miyee Aadan tiri kkkkk caadi ma ahan ninkaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Sheekada: waxaa leh: Daalac Daahir Shoot

Markasta kala soco ila qosol: www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 2 comments

June 27, 2011 at 9:47 PM

kkkkkkkkkkkk sxbow sanadkaan dadkii dhan waa waasheen maseer iyo wax maa lagu jira sxbow ilaah naagaha hanoo wanaajiyo yaah kkkkkkkk
by mo kaayeelimaa

June 27, 2011 at 9:47 PM

kkkkkkkkkkkk sxbow sanadkaan dadkii dhan waa waasheen maseer iyo wax maa lagu jira sxbow ilaah naagaha hanoo wanaajiyo yaah kkkkkkkk
by mo kaayeelimaa

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks