Kazakhstan: Ururka Mu'tamarka Islaamka oo magacii laga badalay

Thursday, June 30, 20110 comments

Ururka Mu'tamarka Islaam ayaa ku dhawaaqay in uu iska badalay magaciisa uuna qaatay magaca cusub, kaas oo noqon doona Ururka Iskaashiga Islaamka "Organization of Islamic Cooperation."

Badalida magaca ururka ayaa ku soo aaday  kulankii 38 uu lahaa urarka taas oo ay ka soo qeeb galeen wadamada xubnaha ka ah ururka, waxaana dalalka ka soo qeeb galay matalayay wasaaradaha arimaha dibada ee dalalkaas.

Sida uu cadeeyay afhayeenka wasaarada arimaha dibada dalka Kazakhstan oo lagu magacaabo Erzhán Ashikbaev ayaa sheegay in uu ururka matali doono magaca uu ururka labaxay.

Xigashada warka: http://spanish.irib.ir

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

Aqriso Warka Oo Ah Af Ispaanish


 

rganización de Cooperación Islámica, nuevo nombre de OCI




La Organización de la Conferencia Islámica, durante la 38 reunión de los ministros de Exteriores de los países que integran esta entidad, en Astana, la capital de Kazajistán, anunció que pasará a llamarse "Organización de Cooperación Islámica."


Los ministros de Exteriores llegaron al acuerdo de cambiar el nombre de dicha organización a "Cooperación Islámica". El portavoz del Ministerio de Asuntos Exteriores de Kazajistán, Erzhán Ashikbaev, en una entrevista con los medios de comunicación, al mencionar este asunto declaró: "El nuevo nombre refleja la nueva filosofía de la organización que desde ahora se llama Organización de Cooperación Islámica".


Tayikistán cedió la presidencia del Consejo de ministros de Exteriores de esta organización a Kazajistán.





 
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks