Ila Qosol: Naagtaada itus aan dhar baaxee kkkkk

Tuesday, June 21, 20110 comments

Mid baa intuu farmishiye tagay waxuu waydiistay daawo hingada bi,isa kolkaa ayaa ninkii farmishiyaha gadayay baa intuu wax daawo doonayo iska dhigay tartiib gadaal kasoo wareegtay dharbaaxo qadaadka kaga dhuftay markaa ayaa intuu ninkii daawada doonayay isku naxay aadna u carooday ku yiri war ma waalatay maxaa ii dharbaaxday imaba garanayside kolkaa ayuu ugu jawabay haye kawaran hee hada hingadii ma bixinoo? markaa ayaa hadana ninkii intuu qosol iyo caro iskugu daray yiri war balo ku aragtaye qofka hingadu haysay aniga maaha ee waa xaaskeeyga oo banaanka taagay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk laaaaaaaaa kulahaa ee itus hee aan iyadana dharbaaxee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Sheekada waxaa helay: Abdulahi Dahir Ahmed Dahir (From Somali Jokes Group)

markasta kala soco ila qosol : www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks