Naagaha markii la furo ama gabdhaha xiriirka loo jaro isla markii yee wacdaan

Tuesday, June 21, 20114comments

ma is waydiisa markii aad kala hartaan saaxiibtaada tilaabada ugu dhaqsiyaha badan ay qaado?

ma ogtahay hadii aad xaasle tahay markii aad iska furto naagtaada tilaabada xigta ay ku dhaqaaqeeso?

wax kasta waxay leeyihiin waqti xadidan, calafka wuu dhamaadaa uma wuu kala waqti dhameestaa, layaab malahan hadii labada qof xiriirkooda xumaado ay kala haraan.

Gabdhaha ayaa la sheegay in ay leeyihiin in kabadan hal saaxiib ama saaxiibo aad ugu soo dhowdhow iyada, iyadoo markaasi war galisa saacado kadib markii uu xiriirka dhamaado in ay iska soo fasaxday saaxiibkiidii hore una gudbisa ninka cusub in sxb keedii hore uu ahaa mid qalafsan oo xun uusan jirin nin ka xun dunida, iyadoo isla markii war galisa gabdhaha kale ee isku dhow yihiin.

halka naagaha la qabo isla markii ay wacdaan ninkii ugu dambeeyay uu calafka waday kuna war galiso in ay soo kala tageen, kana raali galiso wixii dhacay kuna sasabto inuu calaf iyo qadar, kuna qanciso ninka in ay iyada ka dalbatay furiinka doonaysa in ay adiga dib kuugu soo laabato, sidoo kale naagaha la furo ayaa marnaba amaanin ninka soo furay, inta badan ragga ayaa soo dhaweeya naagaha la soo furay.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 4 comments

June 21, 2011 at 5:44 AM

xaqiiqatan arinta aad ka hadasheen wa arin jirto oo xaqiiqo ah
dumarka badanaa waxay si aad ah oo nacayb ku jiro u eedeyan ninkii ay sxbka ahaayen oo ay kala hareen,
si ay u qanciyaan kan cusub

June 23, 2011 at 8:50 PM

HORTAY XAQIIQADA ARINTANI WAXAY UBAAHANTAY INLA WAYDIIYO AMA WARAYSIYO LAGA QAADO DADKALA DUDUWAN OO DUMARA SILOO GU DHABO GALO ARIMAHA UGU HOREEYA EE AY DUMARKU SAMEEYAAN MARKA AYKALA HADHAAN RAGA AY WADA SHEEKASAN JIREEN

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks