skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: 4 nin oo kala daran maxay sameeyeen kkkkk
Hada Kahora 4 Nin K utartameen Dabaaldag Aroos Ay Ka qayb Galeen ...Midki Koobaad Inta 100$ Kokor u Daadiyay Caruuski Iyo Caruusadii Hal Xabadna Kor Uriday (qorayga xabadaha laga rido) ..Kii Xiga Ayaa Kajawaabay 200$ Ayuu Kudaadiyay dusha lamaanaha is aroosaya Laba Xabana Kor ayuu Uriday ..Kii Sadexaad Ayaa Dhahay waxba Iskuma Haysaan Intuu iska soo baxshay 500$ Kokor u Daadshay Uu Waliba Baas Kor Uriday ...Jawaabtii Ugu Culusayd Waxa Dhigay Ninki Afaraad Inta 1000$ Xafladii Dhan Kufaraqay Yuu Kadib Dabaaldaga Aduunka Dhigay Kulaha Qori Lee Maa xabad karidoosiin Bambo F1 Uu Hoos Ugu Dhigay kkkkkkkkkkkkkkkkSheekada waxaa leh: Daahir Ahmed Abdi (From Somali Jokes)markasta kala soco ila qosol www.daalac.com
Post a Comment