skip to main |
skip to sidebar
Ila Qosol: koo inta ah lacagtii walaashis lagu qubda sireesan lahaa
ayaa laga qaatay kkk funny walahi
Cali kulahaa aniga ma ogi sxb keyga in uu maanta masaafeesan rabo walaasheey (qudbasiro), subixii buu igu soo kalahay timaha ii jar ayuu yiri waan ujray markaasuu i dhahay ideemi lacag waan daameeyay, markaas ayaan ku iri war maanta intee usocotaa? halkee ayaad isku qurxinee? galabkii waxaan arkaa alalaaso dhawaq cod naaga dhahaya alalalaa waxaa la igu yiri sxbkaa baa aroosay, waan booqday aroosato baro ayaan is dhahay misa waaba walaasheey ila dhalatay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naxdin.markasta kala soco ila qosol www.daalac.comW/Q: Daalac Daahir ShootE-mail: daalac9@hotmail.comwww.daalac.com
Post a Comment