Ila Qosol: Qosolka aduunka wallahi labadaan Nin maxaa kala heesta

Thursday, June 30, 20112comments

Hadda ka hor mid mooryaan ah ayaa soo dhaawac may, isbitaalka ayaa la keenay wuu cabaadaayaa  "yaa ilaahey yaqaano aaaaaaaa uuuuuuuuuu yaa ilaahey yaqaan" ayuu dhahaa, Koo reer xamar meesha taagnaa kulahaa mugoo ani ilaahey ma aqaani kkkkkk Mid meesha isna taagnnaa  ayaaa dhahay alla ku cadaab war ma gaal baa tahay waa maxay ilaahey ma aqaan, kulahaa kii reer xamarka ahaa "  war moog iska aamus wax ma taqaanidee, dadkan fara dheer ayaaa la dhahaa haddii  aad haa dhahdo waa kasaa ilaah hadda noo geey ayee ku dhahaayaan kkkkkk hadii ay ku dhahaan maxaa sameenee loolz

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 2, 2011 at 11:43 PM

Aslm Alykm Daalac? Thnx 4 the good features and somali jokes. Am really impressed and happy to find this website...keep it up and congrats.

July 2, 2011 at 11:43 PM

Aslm Alykm Daalac? Thnx 4 the good features and somali jokes. Am really impressed and happy to find this website...keep it up and congrats.

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks