Ila Tali: E-mail-ka Ninkeyga waxaa lagu soo diraa warqado la igu fadeexeeyo

Tuesday, June 21, 20114comments

Magaceygu waa Marwa Yusuf Caashuur, Alxamdulillah waxaan ahay qof la qabo leh 2 caruur,  dhibka wuxuu noogu soo galay gurigeyga, jaceylka aniga iyo ninkeyga na dhaxyeelo waa mid kabadan kun jeer,  sedaxdii sano ee la soo dhaafay waxaa bilaabatay in cinwaankeyga ninkeyga uu sida gaarka uleeyahay warqado loogu soo diro, qofka soo diraya qof aan la garan, fariimaha la soo diro waa kuwa aad iyo aad u xun, waxaana kamid ah kuwa aniga la igu nabsanaayo (qadaf), waxaana la iigu hanjabaa in la faafin doono, wuxuuna xiriir la leeyahay qofka soo diraha fariinta xaaska walaalkiisa, sidoo kale wuxuu rabo ayuu igu tilmaamay oo xumaan iyo xaaska walaalkiisa, anigane wax aan shuqul ku leeyahay ma ahan.

Wax kasta oo lagu sheegay warqadaas waxay noqotay mid kalsoonida iga lumisa, iyo in aan ka shakiyo wax kasta iga ag dhow, ninkeyga muhiimad ma siiyo fariimahaas iimeelka ah, laakiin wuxuu doonaya in uu ogaado qofka ficilkaas ku dhaqaaqaya, wax kasta oo warqadaas lagu sheego waa mid aan marnaba sax aheen.

waxaan u ashtakooday ninkeyga walaalkiisa iyo xaaska uu qabo inta lagu gada jiray dhibaatada, waxaana u sheegay ninkeyga waxaana bilaabatay in fariimaha laga joojiyo, sidaane way ku joogsatay, hadane dhibka wuu soo bilaawday markale mudo labil kadib.

Ninkeyga ashtakada wuxuu ku gudbiyaa dhanka iimeelka, isaga oo aan carabaabeen qof. sida ii cad  walaalkiisa naagta uu qabo aan ko ku soo sheegnay in ay tahay qofka fitnada nakala dhax dhigay aniga iyo ninkeyga walaalihiisa

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

Aqriso Fariinta oo Af carabi ah:

???? ???? ?????

???? ?????? ??????? ???????? ???????? ???? ????????:

??? ???????? ?????? ??????? ?????? ??? ??????? ???? ???? ??? ?????? ????? ????? ???? ????? ??????? ?????? ???? ??? ??????? ???? ???? ????? ????? ???? ????? ??? ??? ????? ??? ?????? ?????????? ????? ??????? ??? ????? ??????? ?????? ???? ??? ?????? ?? ????? ??? ?????? ????? ??????? ??? ????? ?????? ???? ????? ??????? ?? ???? ????? ???? ?? ??????? ???? ???? ??? ??? ???? ???? ???? ??????? ???? ????? ??????? ??????? ?? ?????? ???? ???? ???? ?? ???? ?????? ????? ?? ???? ?? ????!

?? ??? ?????? ?? ??? ?????????? ???? ?? ???? ????? ?? ?????? ?????? ????? ?? ???? ??? ????? ??? ?????? ?? ???? ????? ????? ??????? ???? ??? ????? ???? ?? ????? ???? ??????? ???? ??????? ??? ?? ???? ????? ???? ?? ????? ??? ??????? ??? ?????? ??????? ?? ??????? ??? ????? ???????.

????? ?????? ?? ???? ?????? ?????? ??? ????? ????? ?????? ????? ???? ??? ???????? ???? ??? ????? ???? ???????? ?????? ???????? ????? ????? ??????? ?????? ?? ????? ???? ???? ???? ????? ?????.

????? ????? ????? ???? ???? ?????? ?????????? ??????? ???? ??? ???? ?? ?????? ?????? ???????? ?? ????????? ??? ??????? ???? ?? ????? ???? ???????? ?? ?????? ??????? ??????? ?? ??? ?????? ??? ?????? ???? ?????? ????.

Share this article :

+ comments + 4 comments

June 22, 2011 at 4:56 AM

asc walalayaal dhamaan hadii aan taladeyda kka hadlo hadii uu nin kaaga kaa maseyr saneyn uusan waxaas dhag u laheyn waa belo qofkaasna waa qof xumaatadaada raba oo kalsoonidiina &jacelkiina arki la, marka isku kalsoonaada plz

ahmed
June 22, 2011 at 12:28 PM

asc walaal waxan kugu talin lahaa hadii uusan ninkaaga dan iyo heelo kalaheyn xumanta ay faafineyso qofkaasi waa arin wanagsan waxana ila wanagsan in ad isku kalsoonataan mar walba aad ku dhageysataan kuwa xumanta idin la maagan oon arki karain jaceylkiina qofkii xumaan umada la doodoonaa isagaa helaya aduun ama akhiro ciqaabteeda koley qof muslim ah ama iimaan sax ah laga helay kuam dhaqaaqeen inuu umada xuman u kala wariyo oo uu noqdo namiin nabigenuna s,c,w wuxuu noo shaagey namiin in uusan janada galeyn marka sabarka badiya labadiinuba walalayaal sidaa ayaan idin kula talin lahaa asc wr wb

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks