Ila Tali: sxb keygii hore ayaan soo xasuusanayaa

Monday, June 20, 20110 comments

waxaan ahay gabar soomaaliyeed ku nool magaalada Adisababa  dalka Ethiopia, waxaan xiriir laheen wiil kale isagane aan isla joogno, waxaan so xasuustaa sxbkeygii hore, waxaan ka fikiraa sxbkeygii hore, kan aan xariirka la leeyahay sidaa uma xiiseeyo, hadii qurux la dhaho waxaa qorxoon kan aan hada isla wada socono, kii kale qalbiga ayaa xiiseeyo, sxbkeyga hore wuxuu ku noolyahay Garowe (Puntland), waana kala harnay 2009ka, kadib wax xiriir ah mana dhax marin,  hadii aan arko qof ka imaaday Garowe waxaa jirto in aan waydiiyo in uu wali ku suganyahay iyo wuxuu qabto, waxaan udiray warqado dhanka iimeelka salaan guud ah, si aan u ogaado xanaaqa uu iiqabo, ilaa hada iima soo jawaabin waxaan maqlay in uu isagane gabar kale la socdo, marka waxaan rabaa in aan kan hada la socdo xiriirka ujaro kii hore aan ku laabtay waxaana ka baqaa in aan kan waayo kii kalane aan waayo oo aan meel cidla ah ku soo dhaco.... marka asxaabeey maxaad iigula talin laheedeen?

W/Q: Daalac Daaahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks