USA: Gabar muslimad ah oo dalkeeda lagu soo celshay kadib markii ay diiday in ay xijaabka iska dhigto

Monday, June 27, 20110 comments

Gabadhaan oo  aheed shaqaale ayaa diiday in ay xijaabkeeda iska bixiso kadib markii sidaa la amray, diidmadaan ayaa sabab u noqotay gabadhaan in dalkeeda France lagu soo celsho, gabadhaan ayaa asal ahaan ka soo jeeda dalka France.

Ururka islaamka USA ayaa ugu baaqay shikada diyaaradaha France (Air France) in ay ka cudurdaataan celista gabadha muslimada iyadoo dib loogu celiyay dalkeedii France, gabadha ayaa asal ahaan ka soo jeedo dalka France taas oo diiday  in ay iska dhigta xijaabkeeda, dhacdadan ayaa ka dhacday garoonka Dulles Washington.

Afhayeenka rasmiga shirkada duulimadka France ayaa cadeeyay in arintaan loogu jiro baaritaan iyo xaqiijin, afhayeenka wax tafaasiil dheeri ah kuma sii darin.

Xigashada warka: http://www.fdesouche.com

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

Aqriso warka oo af faransiis ah


La principale organisation musulmane américaine, « appelle Air France à s’excuser » auprès d’une employée musulmane à l’aéroport Dulles de Washington, qui aurait été «  renvoyée chez elle parce qu’elle refusait de retirer son voile islamique « .



Un porte-parole d’Air France, a indiqué sous couvert d’anonymat que la compagnie était « actuellement en train d’enquêter » sur cette affaire, sans donner plus de précisions.
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks