Gabadha la qabo waxay ninkeeda colaad ku bilaawdaa kadib markii ay ka waysay fara kacayaarkii iyo kaftankii uu hore u baray sidoo kale waxay kaloo colaad uqaadaa ninkeeda hadii uu xiliyadii imaan jiray uu dib uga soo dhaca ama ka soo daaha.
Sacdiyo Maxamed Xaashi ayaa sheegtay in nimanka markii ay guursanayaan gabdhaha iska dhiga kuwa bashaasha ama furfuran kadib la goosta bashaashnimadooda ay noqoneeso kuwa kala kulma xaasaskooda dagaalo adag.
C/kaafi Macalin Abdullahi ayaa sheegay una soo qaatay tusaale in ragga salaada cisho kadib markii ay dukadaan isbara in ay guryahooda aadan waa ku dhib in ay dib usoo dhacaan (soo daahaan ) waayo waxaa sugeeso su'aalo kaga imaada dhanka naagtiisa, C/kaafi ayaa sheegay in naagtaada ay tahay dabciga adiga barto.
hadaba ninka ragga waxaa la gudboon imaanshaha gurigiisa mid aan waqti laheen aysan naagta ku tashan karin taasoo yareen karta caqabado badan.
W/Q: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac9@hotmail.com
www.daalac.com
Post a Comment