Ila Tali:Naagtayda Waxaan Uga Shakiyay SXB Keyga

Saturday, June 18, 20115comments

Warqadaan ooo naga soo gaartay mid kamid Somalida Uganda, wuxuuna hadal ku bilaabay sidatan:

Naagtayda awal waxay xiriir lahaayeen sxb keyga aan daris aheen, mudo kadib xiriirkooda wuu xumaaday, waxaan isku dayay in aan kala dhex galo oo aan dhameeyo khilaafaadka, waan ku guul dareestay, midkasta kan  kale cuqdad xun ayuu u qaaday, mudo kadib waxaa soo wanaag sanaaday xiriirka iiga la dhaxeeya aniga iyo iyada, waan is jeclaanay, naagtayda inta aan guursan sxb keyga aad ayee u necbeed mana arki karin, mudo markii aan wada soconay waxaan go'aan sanay in aan is guursano maadaama leenmanka meesha aan ku sugeeno uu daba dheeraaday, waxaa suurta gashay in aan is guursano, waxaan dhigay xaflad aad u wayn, habeenkii xaflada naagtayda waxay igu tiri sxbkaaga ma casuumi kartid, anigane waan casuumay iyad oo aan kala tashan, habeenkii xaflada ayaan ku iri naagtayda waa maalin farxadeed is cafiya oo noqda dad walaalo ah oo wanaag ka dhaxeeyo, goobtii waxaa ka dhacday isi saamax iyo hishiis, anigane waan ku faraxsanaa,

kadib waxaa dhacday in sxb keyga markasta uu guriga ka bixi waayo, aniga ma ila sheekeesto, ani ma isoo waco xaaskeyga ayuu la hadlaa, naagtayda waxaan ka dareemaa markii uu guriga joogo sxbkeyga in ay cunta fiican kariso, biyo mac usoo qosto, hadii ay asxaab kale ii imaadaan sidaa ma sameeso mana u deegto dadka kale, marka asxaabeey ila taliya ninkaas naagtayda ma iigula haayaa? ma guriga ayaan ka buriyaa? ila taliya (leave comment plz).

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com

 
Share this article :

+ comments + 5 comments

October 2, 2011 at 3:20 AM

Great post I must say. Simple but yet interesting. Wonderful work!

October 4, 2011 at 4:35 PM

Simple but interesting blog post I must say. I've just added your RSS to my google reader! =)

October 14, 2011 at 2:24 PM

Thank you for this information! I used it for my diploma thesis =)

October 16, 2011 at 5:49 AM

Thank you very much for this article! This information was very usefull for me=)

October 26, 2011 at 2:37 PM

Thank you so much for this blog! Information that I found here was very usefull for me=)

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks