Ila Qosol:Mocamar Al Qadaafi iyo shactaradiisa kkk

Wednesday, June 29, 20112comments

Koox wariyayaal ah ayaa utagay Mocamar Al Qadaafi hogaamiyaha Liibiya  markaasa ayaa la waydiiyay su'aal  waxaa la yiri : Kawaran Qadaafiyow Gaalada Waxay Sheegayaan in  Aduunka 2012 Ka Uu Ku Egyahay Kadib aduunya Gadoon uu dhici doono, intuu qoslay  Kulaha Gaalada Beentood Waaye  kkkkkkkkkkkkkkk Daawada Aan Cuno Ayaaba 2013 Dhici Rabto lolz kkkkkkkkkkkkkk Nin Waalan Waye Ma Fayooba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan ila qosolka Qadaafi loolz

Sheekada waxaa leh: Dahir Ahmed Abdi ( From: Somali Jokes Group)

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 2 comments

June 29, 2011 at 11:09 AM

3 nin oo saxiba ah isla markasina wada marqaansan

Laba nin o saxiba ah aya habeen meel kuwada qayilaayeen, ayago aad u marqaansan aya wexey arkeen diyaarad hawada sare mareyso, mid koda aya dhahay diyaradan wexeywada rakaab, kikalena wuxu dhahay maye wexey wada dad! Dood aya kala dhaxmartey, wexey ukeceen saxibkoodi kale si u ukalabixiyo, wuxu kudhahay diyaradan hadey dad wado wexey istaagi leheyd eraboorka! Hadey rakaab wadana wexey istaagi leheyd bostaajada! e diyaaran Anigey iwadaaa k.k.k.k.k.k.k.k.k wa nin marqaansan

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks