Ila Qosol: Ninkaan iyo laptop kiisa maxaa kala heesta kkkk

Monday, June 20, 20112comments

Hada Kahor Aa Nin Reer Baadiya Ah PC Dhan Laptop Kabilaabay Si Uu Ubarto Batoon Kasta Kuyaalo Laptopka Uu Baroobaynaayay Wuu Taabtaa Lee Meel Kasto Uultimo Batoonka CD Ga Soosaaro Uu Taabtay Meshi CD Ga Lagalinaayay Aa Usoo Baxday Farxad Kulaha Jaayniiskaan(Indhayartaan) Cadi Mahan Meel koob Shaah Lasaarto Xataa Waa Usameeyeen Laptopka Lolz .... kkkkkkkkkkkk

Sheekada waxaa Leh: Dahir Ahmed Abdi

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 2 comments

July 11, 2011 at 11:13 AM

good article, neat blog theme, carry on the great work

July 11, 2011 at 11:13 AM

good article, neat blog theme, carry on the great work

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks