UK:Xaflad loogu dabaal Dagayo markii uu Islaamka gaaray London

Sunday, June 26, 20110 comments

Golaha Islaamka (UK), ayaan sameen doono xaflad loogu dabaal dagayo markii uu islaamka soo gaaray London, xafladaan ayaa la qorsheeynayaa in ay dhacdo 16-07-2011, inshaAllah,  kana dhici doonto Sparc Green "Birmingham"

Sida Shabakada UKIM oo ah shabakad ka hadasha arimaha Qur'aanka ayaa sheegtay in Majliska Islaamka Ingiriiska in uu uga dan leeyahay xafaladaan sidii kalasooni loogo galin lahaa dadka, iyo sidii loo bari lahaa caqiidada islaamka iyo sidii loogu hortagi lahaa qaladaadka laga aaminsanyahy diinta islaamka.

Inta lagu guda jiro xaflada ayaa la soo bandhigi doonaa macluumaad ku saabsan qur;aan kariimka iyo anbiyadii (Ulul Cazimiga), Nabi Moxamed (SCW) iyo Nabi Ciise (CS), Nabi Muuse (CS), Nabi Nuux (CS) iyo Nabi Ibrahim (CS), sidoo kale waxaa lagu soo bandhigo doontaa xiriirka ka haxeeyo cilmiga cusub (technology) iyo quraan waxa ka dhaxeeyo

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com


xigashada warka: web spanish

Aqriso warka  oo af Spanish

 



Celebran una jornada de introducción del Islam en Londres


 


La jornada de introducción al Islam, será llevada a cabo el 16 de julio por el Consejo Islámico de Gran Bretaña "UKIM", en el Parque Sparc Green en Birmingham, Gran Bretaña.


El Consejo Islámico de Gran Bretaña, realiza estas ceremonias,con el fin de introducir a las personas la cultura, alas creencias y las ceremonias islámicas y enfrentarse a los malentendidos sobre el Islam y los musulmanes, informó IQNA, citando al página web informativa UKIM.


En el marco de estas actividades, se llevará a cabo una exposición para familiarizar a los visitantes con el sagrado Corán, el Profeta Mohammad "PB", el Profeta Abraham "P", el Profeta Moisés "P", el Profeta Jesús "P" y otros profetas divinos, y definir la relación entre las ciencias modernas y el sagrado Corán.

Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks