ila qosol: koo diish soo iibsaday iyo tuugo maxaa kala qabsaday kkk

Friday, June 24, 20110 comments

Nin Funny ah Ayaaa Hada Kahor Wuxu Soo Gatay Diish Aad Uwayn Tv Channels Uu Kaciil Bixi Rabay ...Saaxiibkaa Diishkii Markuu Dabaqa Korkiisa Saartay Ayuu Kabaqay In Laga Xado Buush Uu Kukor Dhishkii (buush ayuu ku daboolay) Guriga Banaankiisana Boor ayuu Ku dhajiyay ...Wuxuu Ku qoray Iska Jira Libaax Weyn Oo Buushka Kujira Ayaa Kor Kuxiran Ha Isku Fuulina ...Laba Tuug Ayaa Arkeen Boorkii Way Shakiyeen Waaba Koreynaa ayee Dheheen ..Mida Koray Kii Kalena Hoos ayuu Kusugay Kii Koray Ayaa Arkay Buushkii Tartiib Uu Qoorta Gashtay Wuuna Soo Orday Asagoo Naxsan Kiikale Uu U Imaaday Mesha Naga Wad Kulaha ...Kii Kale Aa Waydiiyay Libaxi Maa Soo Aragtay ..Maya Ee Saxanka Uu Wax Kucuno Waynankiisa Aanba Kayaabay Kulaha kkkkkkkk Dishkii Luuba Kasoo Cararay

Sheekada waxaa leh: Dahir Ahmed Abdi (From Somali Jokes Group)


markasta kala soco ila qosol: www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks