Ila Qosol: 18 qof dhan maxaa shaneemada u keentay kkkk

Tuesday, June 28, 20110 comments

Mid Soomaali ah ayaa shaneemo rabo in uu galo markii uu meesha gaaray ayuu arkay under 18 maloo ogolo (calaashaan 18 sano wixii ka yar lama ogolo) bas kii Soomaaliga ahaa ayaa u fasirtay wixii 18 qof ka yar in aysan gali karin shaneemada, markaas ayuu wuxuu soo raadiyay 18 qof, shaneemada ayuu keenay 18kii qof , markasaa la dhahay war 18 qof maxaa shaneemada ugu soo waday kulahaa under 18 mala ogolo sidaas ayaa igu qasabtay in aan soo wado 18 qof kkkkkkkk

Shekada waxaa alifay: Daalac Daahir Shoot


markasta kala soco ila qosol: www.daalac.com


W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks