Ila Tali: Ninkeyga Waa Nin Shakilow Ah

Saturday, June 18, 20110 comments

Fariintaan oo naga soo gaartay gabar ku sugan Ceelasha Biyaha (Magaalada Muqdisho) waxayna hadal keeda ku bilaawday sidatan;

Ninkeyga 3 bil ayaan is qabnaa, waan dhibsaday, wuu ikadeediyay, wuu imurjiyay, wuu irafaadshay, markasta wuu idilaa jug iyo dharbaaxsho ayuu igu dhuftaa, dukaanka hadii aan doono in aan wax ka soo iibsado wuu iraacaa, hadii aan dukaanka dadka iga horeeyaan wuxuu i dhahaa ninka dukaanka ayaad isku dib dhigee, hadii teleefoonka guriga maqaban karo markii uu baxaayo fiilada wuu ka siibaa, xiliyada qaar aniga oo filaneen ayuu guriga dalaq soo dhahaa, marmarka qaar hadii aan hurdo wuxuu i waydiinaa hurdada ninman kale ayaad uga fikireesay, noloshayda ayuu silac galiyay ninkaan, wuu maseer badan yahay, guriga labadeena bas ku sugannahay ayuu nafsadiisa maqal siinee cod nin ah, markaasuu guriga dhan baaraa wuxuu ileeyahay sheek ninka hada codkiisa maqlayay:

ila taliyo asxaabta sharafta leh maalin kasta dil maku jiro karo iyo shaki, leave me comment if u can

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmai.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks