Ila Tali: Ninkeyga ilaa hada wuu ii soo laaban la yahay (9 sano ayuu yurub iska dhex fadhiyaa)

Tuesday, June 28, 20116comments

Magaceyga waa Idil Xaaji, Muqdisho,  2002 ayee aheed markii uu ninkeyga ka duulay Muqdisho, wuxuuna ku sii jeeday Italy, wuxuu gaaray talyaaniga markii uu gaaray ayuu ila soo hadlay, kadib ma aanan maqaql hadalkiisa, 2006 ayuu isoo wacay wuxuu igu dhahay Norway ayaan iska dhiibay, talaayniga wax jiro ma ahan, telkiisa ayaan ka qortay, kadib ma uusan isoo wicin, wuuna iska badalay number kiisa, mudo dhan sidaan u raadinayay waxaa la ii soo sheegay in ninkeeyga uu istaaga ka cabo qamriga warkaas mana xaqiijin karo, waxaan utagay ehelkiisa waxayna igu dhahaan markasta inaga xitaa nama soo xariiriyo, sida uu yurub ogalay codkiisa 2 mar ayaan maqlay, dhibka jiro ayaa ah kuma heesto nin nimo kuma heesto dhaqaale, waxaa isaacida reerkeyga, waxaan go'aan saday in aan iska fasaqo ninkeyga, wadaado badan ayaa utagay markasta waalidka wiilka ayaa i dhaha bal naga war sug.

Maxaa iigula talin laheed? waxaan ahay qof dumar 9 sano ninkeeda ka maqan yahay? nafsadeeda macsi uma rabo? kan aan qabo waad aragtaan xaalkiisa? inbadan idinka tirsan waan ogahay in ay fikir igu soo kor dhin doonaan mahadsanid.

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

+ comments + 6 comments

xasan
June 29, 2011 at 5:51 AM

ascwwb salaan kadib waxa mahadu usugnatay alle subxana watacala sosaray rasuulkeena muhamad csw alahas oo nodortay naga dhigay umad muslim ah hadi an isku dayo in an rayi kubiiroyo gabadhas walashay ah oo dhibka sogaray horta marka hore hasamarto oo waa ki alle nafaray qofka marka dhib sogaro in aw alle ucararaa oo aw ogada awodi in ay alle usugnatay marka koley wayna fican tahay in lolabto dinta oo an lafududaan waxkasta ayaa dhicikara waxa lagayaba in ninka aw dhib heysto oo aw mel kuxayiran yahay alle ayaa og sida saxda ah marka walaal inta ad sosamartay ha iska burin oo imtixan ayaa jiree ogaw wabilahi towfiq

ahmed
June 29, 2011 at 9:12 AM

asc wr wb walal alle aya mahadleh marka hore ka dib anigu waxan ku oran lahaa hadii aan ka dhiibto fikirkeyga hadii ad 9sano nin la'aan ahayd naftana aad sab sabaysay, waxa kugu dhacay dhib culus marka hadii ninkaasi uu yahay nin fiyow oon wax dhib ah hayn oo kas uu kaga goostay waxan kugula talin lahaa in adan mustaqbalkaga adan ku luminin hadiise uu dhib heysto oo uu xiran yahay ama jiran yahay u samir intii karaan kaaga ah culimadana kala tasho wabilahi towfiiq walal

abdi ftah mohamed
July 5, 2011 at 11:16 AM

asc ugu horeen waa idn salaamay salaan kadib waxaan kula talin lahaa walaashey intaas gabar samartay waa gabar wanaagsan oo dhooran intaas samir kadanbeeyo waa qlad waana caadaab nsf waxaan kuula talin lahaa inaa wiilka saas kuu xumeeyay inaa iska fasaqdid waana mahatsantihiin dhamaan aqiyaarta sharafta leh

Post a Comment

Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks