barafuumka ayaa la sheegay in uu ka sameesanyahay wax yaabo aan u wanaagsaneen caafimaadka, iyadoo la sheegay markii ay warshada soo saareeso in ay ku darto waxa loo yaqaano phthalates oo ah wax yaabo kiimiko ah taas oo sababta in haweenka uurka leh uu ka dhicisooba uurkeeda, sidoo kale wuxuu wax yeeleeyaa waxa afka qalaad lagu yiraahdo reproductive.
Michelle Schoffro Cook oo ah Holistic nutritionist nutrition and naturopathy ayaa sheegay inlaga helay wax yaabaha laga sameeyo barafuumka 500 wax yaabood (maado) oo halis ku ah nolosha wuxuuna sheegay in ay wax yaabahaas asaasi u yihiin sameenta barafuumka, inta badan waxay ka imaadan synthetic chemicals, sidoo kale wuxuu sheegay in laga helay barafuumka sunta taas wax yeeleeso wareega dhiiga iyo maskaxda.
kuma eka oo kaliyaha baruufka kan jirka iyo dharka lagu carfisado sidoo kale barafuumka lagu carfiyo qololka iyo xafiisyada ayaa kamid ah iyo oomada oo lagu daro wax yaabo carfis ah.
By: Daalac Daahir Shoot
E-mail: daalac@daalac.com, somalimuslimboy@hotmail.com
www.daalac.com
Post a Comment