Ila Qosol: Koo Doqon ah Aaabihiis Ka dhintay

Monday, June 20, 20110 comments

Mid doqon ah ayaa aabhihiisa ka dhintay markasuu ooyay oohin wabaaa isaga oo wali ooyanaya ayaa walaashiis asiga ka wayn soo wacday waxay dhahday Allah u naxariisto aabe, kii doqonka ahaa kulahaa adigane aabahaa maa dhintay kkkkkk wuu sii ooyay isagoo sidoo wali oo oynaya ayaa waxaa soo wacan walaalkiisa ka yar wuxuu ku yiri aabe ayaa dhintay maanta sidaa ula soco kii doqonka ahaa kulahaa aboowe adigane aabahaa miyaa dhintay kkkkkkkkkkkkk  bas waxaa la waydiiyay markasta oo teleefoon kuu soo dhaco maxaad usii ooyadaa kulahaa aniga aabaheey dhimashadiisa aan la ooyanayay lkn kulaaa walaasheyda iga wayn aabaheed aa dhintay  hadane kulahaa kan iga yar aabihiisa ayaa dhintay kkkkkkkkk  doqon dheh kkkkkk maba ogo waxa dhan in ay hal aabo yiiin

W/Q: Daalac Daahir Shoot

E-mail: daalac9@hotmail.com

www.daalac.com
Share this article :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2012. WARARKA DHALINYARADA - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Blogger Tricks
Proudly powered by The Original blogger tricks